top of page
Search

BARNAAMIJKA ARIMHA BULSHADA

  • Nov 4, 2024
  • 1 min read

04/11/2024

Muqdisho,Somalia


Barnaamijka Arimaha Bulshada ee Warbaahinta TV Towba Media Service


Waxa uu ku Saabsan Taxanihii Daaweynta Bukaan Soconka ee Masaakiinta oo ku Nool Xeryaha Barakaxayaasha ah ee Duleedka Muqdisho

Mudadii uu Socday Caawinta Dadkan Masaakiinta ah waxaa Gargaarka Caafimaad iyo Gudniinka uu Gaaray 186 Ruux


Sidoo kale Xisbiga Towba ayaa Qaybka ahaa Bixinta iyo Daryeelka Dadka Bukaanka ah,

Halka aad ka Daawaneysaan waa @Tmsmedia_connect iyo website ka Xisbiga www.tobaparty.org

 
 
 

Recent Posts

See All

Kommentarer


©2024 - towbafoundation.com

bottom of page