top of page
Search

Faaidada laga helo Khudaarta Karootada ah, Taliyihii Guutada 14-ka October ee katirsan CXDS oo Maanta ladilay,, Iyo Wararkii ugu Dambeeyey Bariga dhexe iyo Mareykan

  • Apr 5
  • 1 min read

05-04-2025 ML 0

7-10-1446 HJ Barnaamijka Wargeyska Toba Daily News

Taliyihii Guutada 14ka Oktoobar oo Dil toogasho lagu dilay, Gaashaanle Nuur Maxamed Gaabow (Nuur Farey)


Magaalooyinka waaweyn oo ka mid ah 50ka Gobol ee Mareykanka Gaar ahaan Washington DC ayaa waxaa ka socda Banaanbaxyo Rabshado wata kaas oo looga soo horjeedo Xukunka Adag ee uu soo Rogay Donald Trump Sidoo waxay Dibad baxyadu ka Cabanaayaan Dhaqaalaha oo hios u dhac ku yimid. Caafimaadka Towba iyo Gargaarka oo weli sii socda Kala soco Websitekeena

Www.tobadailynews.com

 
 
 

Recent Posts

See All

Comments


©2024 - towbafoundation.com

bottom of page