Mareykanka Oo duqeymo weli ka wada Yaman, Israa’iil iyo Xaalka Qaza, Xasaas oo Wadahadalka diiday,Barnaamijka Caafimaadka Towba foundation.
- Apr 3
- 1 min read
03-04-2025 ML 05-10-1446 HJ
Barnaamijka Wargeyska Toba Daily News
Mareykanka oo Duqeymo Xoogan ugeystay Xuutiyiinta Yaman, Israiil oo Duqeymo horkeh ka geysatay Marinka Qaza,iyo Xamaas oo Diiday Wadahadal
Barnaamijka Khudaarta
Barbarooniiga waxaa laga helaa faaidooyin aad ubadan oo ay kamid yihiin fitamin C
Caafimaadka Towba iyo Gargaarka oo weli sii socda
Kala soco Websitekeena
Www.tobadailynews.com

Comments