WAXQABADKA BEERAHA Xisbiga Towba (Toba Party)
- Oct 29, 2024
- 1 min read
25-OCT-2024 Muqdisho.
Xisbiga Towba wuxuu soo Bandhigi doonaa Wax soo saarka Beeraha iyo Miraha
Beeraha waa Khayraadka Alle uu ku Maneystay Bani,aadamka waxaa haboon in laga Faaideysto, sidoo Kale waxaa jira Iskaashatooyinka laga Sameeyey Gudaha Dalka Xiligii Dowladihii hore, Hadduse way jiraan lakinn Mahaystaan Meel ay ku Tiirsan yihiin oo Ilaaliya Wax soo saarkooda Dowlad iyo Maamul intaba
Xisbiga Towba ayaa Dib usoo noolayn doona Dhamaan Wax soo saarkii Tacbashada Beeraha,
टिप्पणियां