WAXQABADKA XOOLAHA
- Oct 29, 2024
- 1 min read
25-OCT-2024 Muqdisho
Xoolaha Nool Dalkeena Soomaaliyeed waxay ka yihiin dheyman aan dhamaanayn, waxay ku jiraan Wax soo saarka 2aad ee Dalka caanka uu ku yahay marka laga Reebo Badda, Iyo Beeraha
Dalka waxaa ku Nool Xoolo dhaqato ka badan Hal Milyan oo Shacab ah, kuwaasi oo ka Ganacsada Xiliyada Jiilaalka oo Roob ka,aabtu jirto
Qaarkood waxay u iibgeeyaan Dalalka Deriska ah, Haddaba Xisbiga Towba wuxuu Ahmiyad Gaar ah siin doonaa Khayraatka Dalka si ay uga Faaidaan 20ka Malyan oo Shacabka Soomaaliyeed ah.
Xisbigu wuxuu Usamayn doonaa Dhiiri gelin Joogta ah oo mar walba dhaqaalaha Dalka kor loogu soo Qaadi doono.
Ka faaideyso Xoolaha Dalkaaga Ka Bilow Laba Neer oo Sanad ka dib hel 10 Neer oo Adhi ah waa Bilow Fiican.
Comments